Aabe Gabadhiis u geestay Dil Sharafeed lagu tilmaamay iyo Carro xooggan oo ka dhalatay

Aabe u dhashay dalka Ciraaq ayaa dil dad badan ka argagaxeen u geestay gabar dhallinyaro ah uu dhalay, gabadha la dilay oo kunooleed dalka Turkiga ayaa qoyskeeda oo degan dalka Ciraaq ugu timid booqasho. Tiba al-Cali, oo 22-sanno jir aheyd ayaa kunooleed sannadihii lasoo dhaafay dalka Turkiga, waxa ayna gabadhan go’aansatay in salaan iyo booqasho … Continue reading Aabe Gabadhiis u geestay Dil Sharafeed lagu tilmaamay iyo Carro xooggan oo ka dhalatay